Axmed Madoobe oo shaaciyay in hubkii dowlada geesay Gedo gacanta u galay Al Shabaab

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta hadal ka jeediyay  Shirka Madasha Aragti Wadaaga ee ka socda magaalada Garawe ayaa sheegay in qaar kamid ah hubkii dowlada ka dejisay Gedo u gacan galay Al Shabaab. Axmed Madoobe ayaa cadeeyay in Al Shabaab uu ka go’day rasaasta qorayga Dabajeexa ama PK,  balse si … Continue reading Axmed Madoobe oo shaaciyay in hubkii dowlada geesay Gedo gacanta u galay Al Shabaab